Gudomiyahii hore ee gobalka Hiiraan oo eedeyn ujeediyey Maamulka hiiraan

Gudomiyahii hore ee gobolka Hiiraan cabdi fitaax xasan afrax oo ku sugan magalada baladweyne ayaa waxauu eedeyn usoo jeediyey maamulka Hiiraan isagoo sheegay inay isku dayeen inay carqaladeeyaan markuu garoonka kasoo dagaayey garoonka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.