Abaanduulaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka oo sagootin loo sameeyey

odawaa

Ciidanka Taliska Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa kulan sagootin ah u sameeyey Abaanduulaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Sarreeye guuto Odowaa Yuusuf Raage oo intaan xilka Abaanduulka loo magacaabin ahaa Taliyaha Ururkaasi.

Abaanduulaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Sarreeye guuto Odowaa Yuusuf Raage oo la hadlay Ciidanka Ururka 60aad, ayaa uga mahad celiyey qaabka wanaagsan ee ay ula shaqeeyeen intuu uu hayey Xilka Taliyaha Ururka, isaggoo kula dardaarmay inay sii laba jibaaraan shaqada, si wanaagsanna ay ula shaqeeyaan Madaxda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.