Daawo:Somaliland ayaa Xabsiga Dhigtay Xoghayihii Raysal Wasaare Xigeenka Somaliya

xoh

Waxaa Magalada Hargeysa lagu xiray Xogheyaha Xafiiska Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar), Cabdiqani Yaasiin Maxamed ayaa xalay waxaa Magalada Hargeysa ku xiray Ciidamada Soomaaliland, isaga oo ka tegay Magalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.