Maqal iyo Muqaal:Musharaxa jubbaland oo ku baaqay in labadiyo Mudaharada Axmed Madoobe looga soo horjeeda

madoobe

Iyadoo qaar kamida degmooyinka Jubbaland ay ka dhaceen Bananbaxyo looga soo Horjeedo Madaxwaynaha jubbaland Axmed Islaam Axmed madoobe, Magaalooyinka Bananbaxa ka dhacaeen ayaa waxaa kamida Magaalada Garbaaharay, Baardheere ee gobolka Gedo.

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdi Maxamed Warsame “deeq faandhe” ayaa waxuu marka Hore tahniyada iyo salaan u diray shacabka Jubbaland gaar kuwa bananbaxyada kasameeyey Gobolka Gedo gaar ahaan Magalada Garbahaaray ee gobolka Gedo.

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland ayaa waxuu ugu baaqayshacabka Jubbaland in labadiyo Bananbaxyada looga Soo horjeeda Maamulka uu hogaamiyo Axmed madoobe , waxuuna ugu dambaytii ugu baaqay Dowlada federaalka ah inay usoo gurmato shacabka Jubbaland ee Dowlada kenya dhibaatada joogtada ah ku ahayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.