Banan Bax Looga Soo Horjeedo Axmed Madoobe oo Ka Socda Magaalada Magaalada Baardheere

Bananbax balaaran oo ay dhigayeen Qaybaha kala duwan ee Bulshad ayaa ka socda magalada Baardheere ee gobolka Gedo, Banaanbaxaan ayaa waxa ay uga soo horjeedeen Maamulka uu Hogaamiyaha u yahay Axmed madoobe kasoo oo dhibaatooyin badan ku haya shacabka Jubbaland
dadka dibadbaxa dhigayay oo ay kamid yihiin Siyaasiyiin ,waxgarad Dhalinyaro iyo Masuuliyiin katirsan Maamulka jubbaland oo aan ku qanacsanayn Hab dhaqanka Madaxda Jubbaland ayaa socod ku dhexmaraya Bartamaha Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Wararkeena dambe kala socda warar Dheeraad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.