Daawo:Baardheere Bananbax looga soo Horjeedo Axmed madobbe iyo Maamulkiisa

baardheere

Degmooyinka jubbaaland ayaa waxaa kasocda bananbaxyo looga soo Horjeeda Maamulka jubbaland kuwaas oo ku fashilmay Hogaanka jubbaland Deegaanada ay bananbxayada Ka dhaceen ayaa waxaa kamida Baardheere, Dhooblay iyo Garbahaaray Maanta ki ugu badana ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.