TACSI
Inaa Li’laahi Wa’inaa Ileyhi Raajicuun
Dawladda Puntland waxay ka Tacsiyeynaysaa Geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuumad Cambaro Xusseen Xayle oo ahayd Hooyada dhashey Madaxweyne Ku xigeenka Dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey.
Leave a Reply