Sawiro:Baardheere Bananbaxyo kasocda Jubbaland oo Axmed madoobe iyo maamulkiisa looga Soo horjeedo

Degmooyinka jubbaaland ayaa waxaa kasocda bananbaxyo looga soo Horjeeda Maamulka jubbaland kuwaas oo ku fashilmay Hogaanka jubbaland Deegaanada ay bananbxayada Ka dhaceen ayaa waxaa kamida Baardheere, Dhoobl;ay iyo Garbahaaray .

Maanta waxaa Magaalada baardheere ka socda  Bananbax wayn oo ay ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo maamulka Degmada Baardheere waxay na dadka bananbaxaya ku dhawaaqayeen erayo aan u fiicnayn dhagaha Mamulka axmed madoobe waxayna dadka bananbaxaya shegeen inay sii wadayaan banabaxa ilaa axmed madoobe iyo maamulkiisa Xilka iskaga dagaan .

baardheere baardheere baardheere
baardheere

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.