Daawo:Barlamaanka puntland oo Sheegay inuu fashilmay mooshinkii laga Keenay Imaaradka

gaas

Gudoomiyaha Golaha wakiiladda Dowladda Puntland Axmed Cali Xashi ayaa sheegay inuu buray Mooshinkii Xubno kamida Baarlamaanku ay ka keeneen Shirkadda P&O oo dhisaysa Dekadda Boosaaso Kadib markii ay buuxin waayeen tirada mooshin-ka u ku Ansoxo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.