Madaxwaynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Awaare ayaa markii ladoortay waxuu balan qaaday hadii isaga iyo barlamanka Hirshabeele is ku dhacaan inuu is casilayo taas oo hada ka horyimid inuu fuliyo Casilaadii uu Balanqaaday Madaama barlamaanka Hirshabeele ay is qabteen.
Leave a Reply