Muuqaal:Madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa sheegay inuu samaynayo isbadal dhab ah

mustafe

Magaalada JigJiga oo soo gaaray Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Soomalida Mustaf Muxumed Cumar oo maal mahaan ku sugnaa Magalada Adis Ababa, Boqolaal ka mid ah Shacabka Magalada Jigjiga iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad deegaanka Soomaalida iyo qeybaha kale ee Bulshada ayaa soo dhaweeyey.

Madaxwaynaha Deegaanka Soomalida ayaa waxuu sheegay inuu samayn doono isbadal dhab waxna ka qaban doono baahiya kajira Deegaanka Soomalida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.