Daawo:Bananbax Markale ka dhacay Magalada Garbahaaray Kasoo looga so Horjeedo Madaxada Jubaland iyo wasir Awhirsi

awhirsi

Magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo waxaa markale ka dhacay Bananbax wayn oo looga soo horjeedo Madaxda sarre ee maamulka Jubbaland iyo Wafti uu kamid yahay wasiir qorshaynta jubbaland Aadan Awhirsi kaas oo ku suga Mgaalada Garbaaharay oo dhawaan bartiisa Facebooga ku qoray Hadalo ka xanaajiyey shacabka Magaalada Garbaaharay.

Dadkaan Bananbaxayey ayaa waxaa ku dhawaaqayeen erayo looga soo Horjeedo Madaxda sarre ee Maamulka jubbaland iyo wasiir awhirsi Hadaladoodiina waxaa kamid ahaa “”Ummadaan waa mid Goboo mid Roora iyo mid reereeba waa inay lahaataa, dadka kuu yimid wasiir Awhirsi waa kuwii la Reebayey waxad expert ku tahay waa in dadka kala geysid tiibaawadaa anakuna kaa yeeli mayno””.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.