Ciidammada Amisom ayaa alaabadoodii u dambeeyay maanta ka daldashay garoonka ciyaaraha ee ugu wayn magaalada Muqdisho oo saldhig u ahaa toddobadii sano ee la soo dhaafay.
Ciidamada ayaa la arkayay iyaga oo ka daldanaya alaabo kala duwan oo ka yaalay garoonka gudihiisa iyo dibadiisa marka laga sootago qalabka ciidammada.
Arinta ayaa waxay tahay Guul usoo hoyataya dowlada iyo shacabka Soomaliyeed waxaana Lafilayaa in dib udhis lagu sameeyo.
Leave a Reply