Jaaliyada Somalida Ee Koonfur Africa ayaa waxay Cabasho Ka Muujiyey Safaarada Somalia ay ku leedahay Dalka South Africa, kulan aya isugu yimaadeen waxgarad, Aqoonyahano iyo Ganacsato ayaa waxay sheegeen in safaarada Soomaliya ay gabtay waajibkii saarnaa iyadoo indhaha ka qarsatay inay wax ka qabato ama garab istaagto shacabka Soomaliyeed ee lagu dhibaataynayo South Africa.
Leave a Reply