Madax dhaqameed Somaliland ayaa waxay ku baaqeen in la xiro xaruunta dhaqanka Hargeysa waxayna ku eedeeyeen in ay faafiso arimo ka dhan ah diinta islaamka iyo dhaqanka wanagsan Soomaliyeed, waxagardkaan ayaa waxay sheegen in Xaruntaan dhaqanka Hargaysa inay tahay Meel dhaqanka Sooomaliyeed lagu haleeyo loona baahan yahay sida ugu dhaqsaha badan in Albaabada layskugu dhufto.
Leave a Reply