Daawo:Jeneral Gaafow oo gaaray Dhuusamareeb iyadoo Bari loo dooranayo xildhibaan

gaafow

Taliyihii Hore ee Haya’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaliya ayaa waxaa soo gaaray Musharax Cabdulaahi Gaafow Maxmuud oo u tartamaya kursi kamid barlamaanka Soomaliya oo uu baneeyey Cabdiqaadir Gaafow Maxmuud oo walaalo yihiin Musharax Gaafow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.