Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Iyo Xubno Ka Tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa Ka qeyb galay Aas Qaran oo maanta Magaalada Baydhabo Loogu Sameeyay Marxuumad Maama Haajira Cali Aadan Oo ah Hooyadda Dhashay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Mohamed Mursal Sheikh C/raxmaan.
Sidoo Kale Waxaa goob joog ahaa Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed Oo uu ugu Horeeyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed, Gudoomiyaha Barlamaanka Koonfur galbeed iyo Xubna Katirsan Wasiiradda Koonfur galbeed iyo odayaal dhaqameedyadda Magaalada iyo Eheladda Marxuum Maama Haajira.
Leave a Reply