Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo galabta u daawasho tagay Tartanka kubada Cagta ee degmooyinka Gobolka Benaadir

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo galabta u daawasho tagay Tartanka kubada Cagta ee degmooyinka Gobolka Benaadir oo ka socda Magaalada Muqdisho. waxaana galabta ciyaarayay Degmada Boondheer iyo Degmada Kaaraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.