Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Gedo Maxamed Xussen Alqaadi oo ka hadlaayey kulan ka dhacay Magaalada garbaaharay e gobolka Gedo ayna isugu yimaadeen Madaxsha Kacdoonka jubbaland ayaa eedeyn usoo jeediyey madaxda Jubbaland oo ugu horeeya Axmed Madoobe iyo wasiiradiisa
Leave a Reply