Daawo: Xildhibaannada Baarlamaanka Dawlad deegaanka Soomaalida oo maanta ansixiyey go’aanno masiiri ah

mustafe

Xildhibaannada Baarlamaanka Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa maanta ansixiyey go’aanno masiiri ah oo la hadal hayey tan iyo markii la magacaabay madaxweynaha cusub Mustafe Muxumad Cumar (Cagjar).

Baarlamaanka oo saaka yeeshay fadhi aan caadi ahayn ayaa waxay ku doorteen afhayeenka baarlamaanka oo loo doortay Cabdi Maxamed Aadan (Ugaas), Xubnaha baarlamaanka waxay isku raaceen in magaca dawlad deegaanka uu noqdo Dawlad-deegaanka Soomaalida lagana saaro Itoobiya.

Waxay kaloo isku raaceen calanka dawlad-deegaanka Soomalida kaas oo ay ka dhex muuuqato Xidigta Shanta geesood leh ee Calnka Soomaliya .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.