Maamul goboleedyada ayaa marar Badan waxay sheegeen inaysan wax dhaqaaalo ah ka ahelin Dowlada dhexe ee soomaaliya, dhabka kale waxay Dowlada Soomaliya ayadoo ka duulaysa sidii loola dagaalami lahaa Musuq maasuqa waxay ka codsatay Maaamul goboleedyada inay soo diraan xisaab xirka Lacagihii dowlada federaalka ugu deeqday Maamul goboleedyada si wax loogu qabto Baahiyaha Kajira Maamul goboleedyada sida caafimaadka waxbarashada Aminaga.
Hoos ka Akriso:
Leave a Reply