Dadweynaha ku nool Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa Madaxwaynaha jubbaland Axmed Madoobe ku qasbay inay taageeraan go’aanka ay Dowlad-goboleedyadu ku hakiyeen wada shaqaynta Dowladda dhexe.
Dadkaan waraysiga laqaadaayo ayaa waxaay ilaalada Axmed madoobe u sheegen Qolwalba inuu taageero Go’aanki Maamul goboleedyada shirkoodii kasoo baxay Dwoladana Soomaliyana La eedeeyo, Ma ahan Markii u horaysay ee shacabka Maagaalada kismaayo Lagu qasbo waxaysan doonaan Dhawaan bay ahayd markii dad gaari loo qaaday Magalada Kismaayo la geeyey Goobwayn iyadoo ladhacay waxaad samaysaan Bananbaxyo Dowlada soomaliya looga soo Horjeedo.
Leave a Reply