Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle Cusmaan Barre Maxamed ayaa sheegen in xilli Maanta ay ka qeyb galayeen Furitaanka kal-fadhiga 4aad ee Baarlamaanka Soomaaliya waxuu sheegay inaysan jirin waxa dhibaata ah oo Hirshabeelle iyo Dowlada dhexe ka dhaxeey ayna tahay dowlada Soomaliya dhaxyaala ma jiraan kamana maarano dowlada shacabkeeda baan nahay.
hadalkaan kaso yeeray Gudoomiyaha Barlaamaanka Hirshabeele ayaa waxuu dhabar jab ku yahay Madaxda Maamul Goboleedyada oo shir ku yeeshay Magaalada Kismaayo.
Leave a Reply