Daawo:Odayaasha Balanbale oo ugu Baaqay kuwa Caabudwaaq inay raaligalin ka bixiyaan kastanka Dagmada balanballe ,

Odayaasha dagmaad balanballe oo Cambaareeyey Damaca Lagu doonayo kastanka balanballe in loo wareejiyo Caabudwaaq , Kulankii ay iskugu yimaadeen odayaasha golaha guurtiga dagmada balanbale ee Bartamaha somalia ayaa waxa ay kaga hadlayeen Dhismaha Kastanka dagmada balanbal.

Xubnahan odayasha gurtiga ee dagmada balanble ayaa Ku baaqay in La siyaasadayn dhismaha Kastanka dagmada balanbale, dagmo walba oo galmudug ah ay heshay mashruux ayna Ku faraxsan yihiin mashruuxyada ay heleen dagmooyinka galmudug loona baahan yahay in hormarka dagmooyinka galmudug si wada jir ah looga shaqeeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.