Dhalinta iyo qabaha kala duwan bulshada Soomaliland ayaa waxaay ku eedeeyaan Madaxda Soomaliland in shaqo la’aan ka jira Somaliland waxaana sanand kasta usoo shaqo taga Deeganada Soomaliland Ajaanib ka kala yimaadaa Pakistaan. india,Yemen, Itoobiyaan kuwaas oo qabta Shaqooyinka Dhisamaha.
Dhalinyarada Soomaliland ayaa waxay Bartaan Maamulka iyo Maareeynta, Computerada lagamana helo Soomaliland shaqo noocaas oo kale ah.
Leave a Reply