Daawo:Xildhibanada Hirshabeele oo weerar ku qaaday waare Raali galin habixiyo

waare

Xildhibaanada Hirshabelle oo kulan ku yeeshay Magalada Jowhar ayaa waxay sheegeen Madaxwayanaha Hirshabeele uusan ku xadgudbi Karin sharafta iyo maamuuska Dowlad Goboleedka Hirshabeele mana u Dooran inuu noqdo Gudoomiye kuxigeenka Iskaashiga Maamul Goboleedyada ee Waxaan Udooranay Hirshabelle Madaxweynaha Hirshabeele.

Waxaa kaloo Xildhibaanada Hirshabeele Sheegeen inuu Raali gelin kabixiyo Hadalkii ay kasoo saareen Magalada Kismaayo, dhan kale Xildhibaanada Hirshabeele ayaa waxay sheegeen inay Dowlada tahay Tii ummada Soomaliyeed
Hoos kadhayso warbixintii

Shaashaa Jowhar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.