Magaalada Nairobi ee caasumada Dalka Kenya ayaa waxa shir ku yeeshay Dhalinyarada kasoo Jeeda Magaalada Kismaayo oo isugu jira Rag iyo Dumar waxayna kasoo hoejeesteen shirkii Madaxda maamul goboleedyada ku yeesheen Magaalada Ksimaayo oo Dowlada soomaliya Xiririka loogu jaraayey.
Dhalinyaradaan ayaa waxay dhaliileen hadalkii kasoo yeeray Madaxda maamul goboleedyada waxayna sheegeen in shacabka Jubbaland Magacooda lagu weeraro dowladooda oo kismaayo noqoto meesha dowlada Soomaliya laga dhibaateeyo.
Leave a Reply