Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa mar uu uwaramayey Idacada CityFm ee ka hawgasha Deeganada Hirshabeele gar ahan Magalada Jowhar ayaa waxu sheegay in go’aankii kasoo baxay Shirkii madaxda maamul goboleedyada ay ahayd Sharci daro.
Cali Cabdulaahi cosoble ayaa waxuu kaloo sheegay inay madaxda maamul goboleedyada inay isu badaleen qab qablayaal shirka kismaayana waxa kasoo baxay waa qaran dumis.
Leave a Reply