Shir Deg Deg ah oo ay yeesheen Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland uuna Shir-Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah amniga dalka, habsami socodka dhismaha wadada Jalam- Gaalkacyo iyo taageerida go’aankii golaha iskaashiga Dowladdaha xubinta ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya
Leave a Reply