Xidhibaano Koonfur Galbeed oo shir ku yeeshay Magaalada Baydhabo ayaa waxay kasoo horjeesteen shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada Kismaayo ugu soo dhamaaday, waxayna si buuxda u taageereen dowlada Soomaliya iyagoo sheegay Inuu shirka Baydhabo ku xadgudbay dastuurka shirka Koonfurgalbeed.
Leave a Reply