Maamulka Galmudug oo Qilaaf horay uga daalay ayaa hada waxaa soo wajahay Qilaaf kale kadib markii Xildhibaanada Shiiq shaakir ay Magaalada Dhusaamareeb Xilka uga qaadeen Gudoomiyihii Barlamaanka Galmudug Cali gacal Casayr taas oo gudoomiye Cali Cagal ku sheegay waxaan waxba kajirin isagoo sheegay inays Xildhibaano ahayn dadkii Dhuusamreeb ku shiray.
Leave a Reply