Wargeyska Foore ee ka soo baxa magaalada Hargeysa ayaa baahiyey warbixin lagu dhaliilayo booliska Somaliland, warbixintan oo ay soo saartay daladad lagu magacaabo ( Sonsof) ee ay ku ( midoobeen) ururada bulshada rayidka Somaliland .
Madaxad sarsare ee booliska oo shir-jaraa’id ku qabtay talska guud ee Hargeya ayaa waxba kama jiraan ku sheegeay dhaliilahaa , sidoo kale waxa ay sheegeen in ay dacweyndoonaan wargeyska Foore .
Xigasho Coldoon
Leave a Reply