Waxgaradka Beelaha Soomaliyeed oo shir ku yueeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka hor yimid hadaladii kasoo baxay Madaxda maamul goboleedyada ee ahaa in Muqdisho lagu shiri Karin amaana ahayn iyo in Beesha Caalamka soo kala dhex gasho qilaafka Dowlada iyo Madaxda Maamul goboleedyada.
Leave a Reply