Guddoomiye Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa xasuusiyey Xildhibaanada golaha Shacabka in ay tahay wax laga wanaagsan yahay oo an wanaagsanayd dareenka Muwadinka in la Bogaadiyo Dhaqanka Foosha xun ee Alshabab
Shacabka Soomaaliyeed Dhammaan waxa ay dhibanayaal u yihiin Cadowga Argagaxida Alshabab , bal qiyaas Qofka hoyadii , aabihiisa iyo Walalkiis Dileen Alshabaab oo dhageyta mas’uuliyiin Matalaya kaa oo Amaanaya Garsoorka Al shabab ee ku dhisan Cadow tooyadda iyo gumaadka Shacabka Soomaaliyeed.
warbixintii wariye Nasro Bashiir Cali
Leave a Reply