Xildhibaan Cabdiqaadir Shiiq Cali Baqdaadi ayaa mar uu ka hadlaayey Xarunar Barlamaanka Soomaliya ayaa waxuu sheegay inay ayaan daro tahay in aan Ciidanka qaranka Soomaaliyeed oo xiligaan u dhimanaya sideey u bad-baadin lahayeen Bulshadda Soomaaliyeed aan ku tilmaano burcad dadka dhaca oo aan lagu kalsoonan Karin , Nabadiidka alshababna aan ka sheekayno horumaradooda iyo Talaabooyinka ay qaadaa Anigoo qof dhaliileyna” Xildhibaan Baqdaadi
Leave a Reply