Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxuu sheegay amaanka inay uxil saran yihiin gudi Xildhibaano ah kuwaas oo looga baahnaa in laga dhagaysto warbixintii gudiga soo diyaariyeen, lakiin ma ahayn in xildhibaano aan runta ka sheegay xaqiiqda jirta ay jahwareeriyaan Golaha shacabka.
Leave a Reply