Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo Kulan ay ku yeesheen Magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka Maamulk goboleedka Galmudug oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Barlamanka Galmudug Cali Gacal Casir ayay waxay sheegeen inay Kalsoonidii Kala Laabteen Xareed Cali Xareed Gudoomiye Kuxigeenka 1-aad ee Barlamaanka Galmudug.
Xildhibanada Galmudug oo Cod Gacan taaga Ugu Codeeyeen Mooshinka Kadhankaa Xareed Cali Xareed ayaa Gaba Gabadii Kulankaas ayaa waxaa Ku dhawaaqay Natiijada Mooshinka Xildhibaanada ay Kasoo Gudbiyeen Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamanka Galmudug Kulan ay Magalada Cadaado Kuyeesheen Cali Gacal Casir.
Leave a Reply