Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed cabdi Waare ayaa sheegay in khilaafkii kala dhaxeeyey dowladda Federaalka Soomaaliya ka heshiiyeen.
Madaxwayne Waare ayaa sheegay in dowladda Federaalka kala hadlay in tabashooyinka ay qabaan dowlad goboleedyada laga qanciyo,isla markaana isaga dhankiisa uu dowladda kala heshiiyey khilaafkii kala dhaxeeyey.
Leave a Reply