Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Madoobe ayaa oo kulan la qaatay gudi Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa waxuu ka hadlay sababta keentay inuu dalbada Qolo sadexaad oo dhexdhexaadisa Dowlada iyo Maamul goboleedyada iyo Amaanka Caasimada Dalka oo uu sheegay in uu sii xumaanayo,
Axmed madoobe ayaa waxuu kaloo ka hadlay hadalo kasoo baxay Madaxda Dowlada iyo waxgaradka Soomaliyeed oo Muqdisho shir ku yeeshay oo kasoo horjeestay Hadalkii Kasoo yeeray maamul goboleedyada.
Leave a Reply