Maamulka degmada dooloow ee Gobolka Gedo ayaa waxay ceel biyood ka hergeliyay deegaanka Saa-dhuumay ee Gobalka Gede kaas oo wax kabadalay baahiyihii dhanka biyaha ee ka jiray deegaankaas, bulshada Deegaanka Saa Dhuumay ayaa waxay biyaha ka dhaan san jireen Wabiga Daawo.
Leave a Reply