Xildhibaan Cabdi shire Jaamac “Cayaar Jecel” oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka Soomaliya ayaa waxaa Garoonka Diyaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey Ambassador Maxamed Xuseen Awliyo.
Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac ayaa Safar ugu Maqnaa Magaalada London ee caasumada Dalka Ingiriiska halkaas oo kulamo kala duwan la soo yeeshay Jaaliyada Soomaliyeed ee Uk, Xildhibaan Cabdi shire ayaa waxa uu dowlada iyo Barlamaanka Soomaliyeed lawadaagi doono Talooyinkii iyo Fikradihii ay is dhaafsadeen Bulshada Somaliyeed ee UK.
Leave a Reply