Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ee Soomaliya ayaa waxuu ka hadlay Dacdadii lagu hubay Marxuun Axmed Muqtaar iyo Dilal kale oo dad loogu gaystay Magaalada muqdisho oo ay kamid yihiin Gabar Jamacad Gudaheed lagu dilay kuwaas oo Ciidamada Aniga ay gacanta kusoo dhigeen dad lagu tuhun san yahay inay ka dambeeyeen.
Leave a Reply