Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo ayaa waxaa Dhawaan gaaray Dr Axmed Farax Ducaale oo kamida qurbajoogta kaas oo wax wayn ka qabtay dhismaha qaar kamida Iskuulada Magaalada Garbaaharay oo kamid yahay Iskuulka Sarre ee Al-Anwar.
Dr Axmed Ducaale ayaa waxuu la kulmay aradayda Iskuulka Al-Anwar waxuuna uga warbixiyey mahiimada ay leedahay in dhalinyarada inay is abaabusho oo dhexdooda iskaashadaan waxay sahlaysaa inay gaaraan hadaf kasta oo ay lee yihiin
Leave a Reply