Golaha Culumada Awadal iyo salal ayaa waxay soo saareen Bayaan ay kaga soo horjeedaan Xeerka Kufsiga Soomaliland ee dhawaan Golaha wakiilada ay soo saareen, Culumada ayaa isku raacay in xeerkaan yahay mid xad gudub ku ah shareecada Islaamka loo baahan yahay in lajoojiyo.
Leave a Reply