Human Rights Watch ayaa waxay Ka Dayrisay Xaalada Cisbitaaladda Dhimirka Somaliland kuwaas oo ay kajirto xaalad aad xun iyo daryeel la’aan soo wajahday dadka kujira isbitaalada Dgimirka Soomaliland, Human Right Watch ayaa waxay kaloo sheegtay inay Jiraan Muwadinin udhashay dalka Ingriiska oo ku dhibaataysan isbitaalada dhimirka ee Somaliland.
Leave a Reply