Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihii hore ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaa waxa uu ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ka dalbaday inuu cafiyo isaga iyo dadka la xiran.
Madaxweynihii hore ayaa maanta hadalkan ka hor jeediyay, maxkamad ku taalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maxkamadda ka codsaday in isaga iyo dadka kale ee la xiran laga gaarsiiyo codsigooda ra’iisul wasaaraha Itoobiyaha, islamarkaana uuu cafis u fidiyo, maadaama uu wakhti is cafis lagu jiro.
Leave a Reply