Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa Maanta soo gaaray Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbidhagax halkaa soo si wanagsan loogu soo dhaweeyey, Qalbi dhagax oo la hadlaayey Masuuliyiin iyo Bulshadii ka qayb qaadatay Soo dhaweyntiisa ayaa waxuu sheegay “waxaan Ujeeda Calankii Puntland iyo Kii ONLF waan jeclaan lahaa inaan arko Calnkii Soomaliyeed ee Buluuga Ahaa.
Leave a Reply