Shir aan caadi ahayn oo Golaha Xukuumada Jubbaland ku yeesheen Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta shir Gudoomiyay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam waxaana looga hadlay Xaaladaha Amniga Siyaasada iyo sidii Dowlada federaalka ah iyo Maamulka Jubbaland ay u wada Hadli lahaayeen.
Leave a Reply