Shacabka Xarunta ku meel gaarka ee maamulka Jubbaland ee kismaayo ayaa waxay ugu baaqeen Hogaamiyaha jubbaland Axmed Madoobe inuu wax ka qabto nadaafad darada kajirta Magaalada Kismaayo madaama uu Axmed madoobe masuulka ugu sareeye ugana hooseeya uu yahay .
Magaalada kismaayo ayaa waxaa kajira Nadaafad daro balaaran mana lahayn Dowlad hoose oo wax ka qaban karta nadaafada darada Kismaayo oo kamid yihiin Biyaha roobabka oo Xaniba isku sococdka Gadiidka iyo dadwaynaha iyo Qashinka oo daadsan wadooyinka iyo xaafadaha Magaalada.
Leave a Reply