Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2018

masjid

Masaajidka Deegaanka Galoolay Oo Qabyoobay Iyo Baaqa Bulshada

1st September 2018 admin 0

Masaajidka Deegaanka Galoolay Oo Qabyo ah ayaa waxaa loogu baaqay muslimiinta inay ka qayb qaataan dhamystirka masjidka Galoolay.

balanbal

Sawiro:Degmada Balabal oo guul ka gaartay Ciyaaraha Degmooyinka Galmudug

1st September 2018 admin 0

Ciyaar aad u xiiso badan oo ka dhacaday Magaalada Gaalkacyo oo u dhaxesay Ciyaartooyda Degmooyinka Balanbal iyo Hobyo  ayey labada kooxood waxay kusoo bandhigeen Ciyaar […]

mursal

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland ayaa ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Hooyadii dhashey guddoomiyaha Golaha Shacabka

1st September 2018 admin 0

Alle ha u naxriistee waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ku geeriyootay hooyadii dhashey guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, Musharaxa Madaxwaynaha […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre oo Amray Dardar-gelinta Nidaamka Casriga ah ee Diiwaan Gelinta Ciidanka

1st September 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo booqday dugsiga tababarka ciidanka ee Janaraal Dhega-badan oo ay ka socoto diiwaan gelinta nidaamka casriga […]

southafrica

Daawo:Jaaliyada Somalida Ee Koonfur Africa Oo Cabasho Ka Muujiyey Safaarada Somalia.

1st September 2018 admin 0

Jaaliyada Somalida Ee Koonfur Africa ayaa waxay Cabasho Ka Muujiyey Safaarada Somalia ay ku leedahay Dalka South Africa, kulan aya isugu yimaadeen waxgarad, Aqoonyahano iyo […]

sayd

Maqal iyo Muuqaal:Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland oo eedayn dusha uga tuuray dowlada iyo Mucaardaka Jubbaland

1st September 2018 admin 0

Madaxwayne Kuxigeenka kowaad ee Jubbaland Maxamud Sayid aadan oo war saxafeed ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ayaa waxa uu sheeagay in Mudaharadka looga Soo […]

No Image

Booliska oo Magaalada Muqdisho kusoo bandhigay Rag Burcad ah oo dadka Dhici Jiray

1st September 2018 admin 0

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa maanta saldhigga degmada Waabari waxa ay kusoo bandhigeen rag lagu eedeeyay in ay dhac ka geysanayeen degmooyinka Waabari iyo Xamar Jajab, […]

axmed madoobe

Maqal iyo Muuqaal:Madaxda Baladxaawo Luuq Doolow oo sheegay in Shacabka ay banabixi karaan

1st September 2018 admin 0

Deegaanada jubbaland intooda badan Marka laga Reebo inta Alshababka haystaan ayaa waxaa ka dhacay Bananbaxyo Balaraan oo looga soo horjeedo Madaxda sarre ee Jubbaland iyo […]

No Image

Daawo:Xildhibaanada Somaliland oo Hadalo colaadeed hawada Isu marinaya

1st September 2018 admin 0
No Image

Daawo:Ururka Naafada Deegaanka Caabudwaq Oo Cabasho Ka Muujiyey Xaalado Soo Food Saaray.

1st September 2018 admin 0

Naafada kunool magaaladda Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud oo ka hadlay xaalad Bini’aadnimo oo haysata ayaa waxay sheegeen inaysan wax taakula aysan ka helin dowlada federaalka […]

Posts pagination

« 1 … 23 24

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes